SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaaladda Dammaan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Dammaam ee Boqortooyada Sucuudi Carabiya.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa ka qeyb galaya Shir-Madaxeedka 29-aad ee Jaamacadda Carabta oo lagu lafa gurayo qaddiyadaha ugu dambeeyay ee ka taagan Gobolka iyo guud ahaan dalalka ku bahoobay ururkan.

Madaxweynaha Soomaliya iyo wafdigiisa waxaa Garoonka Magaalada Dammaam ee dalka Sucuudiga kusoo dhaweeyay Madax ka tirsan dowladda Sacuudiga iyo Wasiirka Arrimaha dibadda Soomaaliya mudane Axmed Ciise Cawad oo horay halkaasi u tagay.

1 7
1 7
2 5
2 5
30726190 1806807689380015 8889158271953272832 N
30726190 1806807689380015 8889158271953272832 N