puntland Oo Xayirtay Diyaarad Ay La socdeen saraakiil Imaarad Ah

ciidamada amaanka puntland ayaa diyaarad ku xayiray diyaarad ay la socdeen saraakiil u dhalatay wadanka imaaraat-ka

saraakiisha imaaraat-ka ayaa doonayay inay ka dhoofaan garoonka hase yeeshee saraakiisha garoonka ayaa ku amray in la baaro alaabta ay
wataan imaaraat-ka hase yeeshee waa diideen

wali buuq badan ayaa ka taagan garoonka waxaana la isku mari la’yahay baaritaanka siday uu ii xaqiijiyay mid ka mid ah shaqaalaha garoonka

wadanka imaaraat-ka ayaa dhawanahn dowaldda dhexe waxay saartay cadaadis iyo isla xisaabtan midda hadda taagan ayaana waxay noqoneysaa inay iyagana maamul goboleedyada qaateen go’aan la mid ah midka dowladda dhexe.