Madaxwayne Farmaajo Oo Saakay Safar Ah, Halkee Buu Kusii Jeedaa?

madaxweyna jamhuuriyadda fedaraalaka mudane farmaajo ayaa saakay safar u ah wadanka sacuudiga
madaxweynaha ayaa ka qeybgalaya saakay shirka 29-aad jaamacadda carabta
ugu danbeyn soomaaliya ayaa sanadkaan la filayaa in shirkaas waxyaabo badan ay ku soo banshigaan madama qilaafyo iyo waxyaabo ay jireen caalamkana lagala socday
ugu madaxweynaha ayaa safarkaan u noqonaya mid daba socda shirar hore hase yeeshee kan wuxuu ku soo aaday isagoo howlo badan gudaha ka qabtay.