DAAWO:- Goos Gooska Liverpool Oo Guul Wanaagsan Ka Gaartay Manchester City

0
Kooxda Liverpool ayaa 10-sano ka dib kasoo gudubtay wareegga Siddeed dhammaadka tartanka horyaallada qaaradda Yurub ee Champions League, ka dib markii ay Manchester City kaga soo gudubtay laba lugood ciyaar ahayd.
Lugtii Koobaad ee Anfield kooxda Jurgen Klopp ayaa si fiican u ciyaartay, waxaana ay taas keentay in ay si si sahlan kaga soo adkaadaan Pep Guardiola kooxdiisa.
Si kastaba Mohammad Salah oo qaab wanaagsan kujira ayaa bandhig wanaagsan kulahaa kulanka, maaddaama uu dhaliyay mid kamid ah goolashii joogga ka riday wiilasha Pep.
Haddaba yaanan hadal kugu daalinine aan idin kala baxo adi iyo goos gooska kulan ciyaareedkaas.
 

You might also like More from author

Leave A Reply