Daawo Goos Gooska AS Roma Oo Xasuuqday Barcelona

Naadiga Barcelona oo la filayay in ay usoo gudubtay wareegga xiga ee tartanka Champions League ayaa si layaab leh looga ciribtiray tartanka ka dib markii ay kooxda AS Roma sameysay soo kabasho cajiib ah.
lugtii koobaad ee laba dhinac Barcelona ayaa natiijo wanaagsan sameysay, ha yeeshee markii la iskugu yimid lugta labaad ee ka dhacday magaalada Roma, kooxda Gaillarosi ayaa sameysay bandhig lala yaabo, ka dib markii ay 3-0 ku garaaceen dhiggooda Barcelona taas oo farqiga goolasha u sahashay in ay kaga soo gudubto wareegga xiga.
haddaba yaanan kaaga sheekeyn ee Hoos ka daawo.