DAAWO Guddoomiye Jawaari Iyo Madaxwayne farmaajo Oo Si Wadajir Ah U Hadlay

Guddoomiye Jawaari oo xalay ku dhawaaqay is casilaaddiisa ayaa ugu dambeyn maanta kasoo muuqday warbaahinta wuxuuna jeediyay hadal kooban oo ah kan ku qasbay is casilaaddiisa.

Sidoo kale goobta waxaa ka hadlay madaxwayne farmaajo kaas oo ammaan u hubiyay guddoomiye, oo uu ku sheegay in uu yahay odey Soomaaliyeed oo wakhtigiisa ugu badan ku bixiyay dowladnimada Soomaaliya.
Haddaba Hoos ka daawo Muuqaalka.