Wasaaradda Amniga Oo War Kasoo Saartay Lacagihii Garoonka Lagu Qabtay

Wasaaradda Amniga Gudaha ayaa war saxaafadeed ka soo saartay boorsooyin lacag laga soo buuxiyay oo lagu qabtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho.
Wasaaradda ayaa sheegtay in lacaga la qabtay cadadkeeda uu yahay 9.6 milyan, lana baarayo halka ay ka timid iyo meesha ay u socotay.
Haddaba hoos ka akhriso qoraalka laga soo saaray xafiiska wasiirka amniga gudaha.

Fb Img 1523224735752