Shalay ayeey ahayd markii labada dhinac ay soo kala direen fariimo sheegaya in maanta uu furmi doono kulanka golaha shacabka, ha yeeshee saakay ma dhicin.
Waa markii saddex aad ee uu baaqanayo shirka golaha shacabka, waxaana horey loo baajiyay laba jeer oo horey.
Baaqashooyinka ayaa sii fududeynaya in xal siyaasadeed la gaaro, dadka falanqeeya siyaasadda ayaa aaminsan in Jawaari uu ku bixi karo qaabka ay hadda wax u socdaan.