Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaqtar oo kamid ah Xildhibaanada Golaha shacabka Soomaaliya, ayaa sheegay in aan wax xal ah laga gaarin khilaafka ka dhex taagan Xildhibaanada Baarlamaanka iyo Moosihinka.
Xildhibaan Idiris ayaa sidoo kale ugu baaqay Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo in sida ugu dhaqsiyaha baddan isku casilo maadama uu ka yimid wadan dimiqoraadi ah oo uu in badan ku noola dalka Maraykanka.
Xildhibaanka oo wax baddan kashifay halkaan ka daawo