Fanaanada Farxiyo Kabayare ayaa weerar Afka ku qaaday fanaanka Caanka ah ee Cawaale Aadan kaas oo laga duubay Cod lagu gefaayo Fanaanada Farxiyo Kabayare.
Muuqaal ay barta Facebook aay soo dhigtay Farxiyo Kabayare ayaa waxaa ay sheegtay in Fanaanka Cawaale Aadan uu si weyn u aflagaadeeyay iyada.
Sidoo kale, waxaa ay soo bandhigtay codadka Fanaanka Cawaale Aadan oo gefaayo iyada.