DEG DEG:- Taliye Caan Ah Oo xilka looga Qaaday “Maxaad Hubka Uga Dhigi Weyday Jawaari?”

War goordhow soo gaaray Radio Dalsan ayaa waxa uu sheegayaa in xilkii laga qaaday taliyihii Ciidamada ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya Jen. Axmed Maxamed Cali Afcadeey.
Xilka qaadistaas ayaa ka dambeysay sida la sheegay kadib markii uu ka horyimid amarkii hubka dhigista Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.
Shalay ayaa waxaa soo baxayay in Ciidamo ka mid ah kuwa ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya ay la safteen gudoomiyaha Golaha Shacabka,iyaga oo qabsaday qeyb ka mid ah Xarunta Golaha Shacabka Soomaaliya.
 Lasoco wareegtada dhowaan
Xigasho:- Dalsan radio.