DAAWO: Waare: “Dad Muqdisho jooga ayaa lacag ku bixinaya joojinta dagaalka Al-shabab?

Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare Oo Gaaray Magaalada Baladweyne ayaa sheegay in dad lacag Xamar ka soo dhiibayaan si loo cuuryamiyo Howlgalada iyo Hurumarka Gobalka Hiiraan.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale si kulul ula hadlay dadka Gobalka Hiiraan oo uu sheegay in aay ka hareen Ganacsiga iyo Hurumarka Dalka ka socda isaga sidoo kale sheegay in qaarkood Al shabaab xogta u gudbiyaan Shacabka ku dhaqan Gobalkaasi.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO