DAAWO: Khadiijo Diiriye Jawaari waa Eelaay Dhashiiko laguma difaaci karo!

Wasiirka dhallinyarada iyo Isboortiga Khadiijo Maxamed Diiriye sidoo kalane katirsan Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa sheegtay hadal ka caraysiiyay Beelaha Raxanweyn.

Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa tiri Gudoomiye Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari waa Eelay Ak 47 iyo dhashiiko laguma difaaci karo hadalkaas ayaa noqday mid ka caraysiiyay kumaanan qofood iyaga oo siyaabo kala duwan ugu fal celiyay Muuqaalkaas muranka badan dhaliyay.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA