SIR CULUS:- Fariin Whats App Ah Oo kashiftay Qorshaha Ay Xukuumadda Ka Lahayd kulanka BFS

Xukuumadda Soomaaliya ayaa wadda dadaallo lagu dardar gelinayo sidii loola wareegi lahaa golaha sharci dejinta qaranka.
Sawirka hoose waa fariin whats app ah oo loo soo diray qaar kamid ah xildhibaannada qaranka gaar ahaan kuwa kasoo horjeeda guddoomiye Maxamed sheekh Cismaan Jawaari.
Fariinta waa guubaabo iyo dhiiro gelin lagu wargelinayo xildhibaannada in ay saxaafadda u sheegaan kuna celceliyaan hadalka ah in Jawaari uu ciidankiisa kula wareegay xarun golaha shacabka.
Sida ka cad waa qorsha la maleegayo kaas oo lagu doonayo sida fariinta ka cad in howl gab looga dhigo ciidanka guddoomiye Jawaari.
Haddaba fariintan oo ay heshay shabakadda wararka shaaciye hoos ka akhriso.
Img 20180404 Wa0000