SAWIRRO:- Fal Aan Horey Loo Arkin Oo saakay Lagu Sameynayo Xildhibaannada Golaha Shacabka

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Banaan Xarunta ayku shiraan Taagan, Waxaa la baarayaa Gaadiidkooda si gudaha aan loola galin wax Amni darro horseedi kara.
dhamaan waxaa banaanka loo saaray xildhibaanadii saakay ku kalahay golaha shacabka kuwaasoo sii tagay xarunta 6:00 aruurnimo
waxaana banaanka u soo saaray ciidamada amisom waxaana la hubinayaa magacyadooda si loogu soo dhax milmin amnigana loo ilaaliyo
hadaba xildhibaanada qaarkood ayaa ku doodaya in amisom aynan ilaalineyn sharaftooda madama aynan dhicin xildhibaan gudaha shacabka laga soo saaray taariiqda.
Fb Img 1522818966435
Fb Img 1522818966435
Fb Img 1522819149681
Fb Img 1522819149681
Fb Img 1522818963746
Fb Img 1522818963746
Fb Img 1522818966435
Fb Img 1522818966435