Waxaa maanta magaalada Hargeysa ku geeriyootay allaha u naxariistee Sahra Axmed Jaamac, oo kamid ahayd hoballada qaranka.
Haddaba daawo wareysi lala yeeshay fanaannaddii intii ay nooleyd oo ay ku sharxeyso geeddi socodka nolosheeda.