Daawo:- Ciidanka Dowladda Oo Guluf Colaadeed Kaga Soo Baxay Xarunta Golaha Shacabka

Dowladda Soomaaliya ayaan weli caddeyn cidda ay ahaayeen ciidan galabta guluf colaadeed kaga soo noqday dhanka xarunta gobolka.

Haddaba daawo Ciidankan oo tiro ahaan yareyn sidoo kalena la sheegay in dowladda ay ku dooneysay in ay ku jajjuubto guddoonka golaha shacabka.