DAAWO: Gudoomiye Salaamulah, oo Xog baddan ku dhiibay waraysi!

Sanadihii u dambeeyay Soomaali baddan oo ka imaanaysay dibadaha ayaa wadanka dib ugu laabtay iyagoo maalgashi ku samaysanaya, waxay sidoo kale ka shaqeeyaan hay’addaha dawliga ah iyo kuwa aan dawliga aheyn.

Haddaba weriye Ilyaas Daa,uud Xasan ayaa waraysi Xog badan uu ku dhiibay kula yeeshay Magaalada Muqdisho Gudoomiyaha Qurba joogta Soomaaliyeed,ee Dalka ku soo laabtay Cabdullahi Maxamed Aadan Salaamulah.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO