DEG:DEG-C/wali Muudey oo ah sii hayaha xilka gudoomiyaha baarlamaanka ayaa shaqo joojin ku sameyay xog-hayaha guud ee golaha shacabka Cabdikariim xaaji Buux
sababtana wuxuu ku sheegay muudey inuu ku milmay qilaafka baarlamaanka ka dhex taagan wuxuuna raaciyay inuu la saftay hal dhinac
shaqo joojintaan hadda soo baxday ee cabdikariin ayaa imaaneysa xilli xildhibaanada jawaari mooshinka ka keeneey inay wali ku adkeysanayaan mawqifkoodii.