SAWIRRO: Faah-faahin:-Dab Ka Kacay Baqaar Ku Yaala Muqdisho!

Dab Khasaaro Hantiyadeed geystay ayaa galabta ka kacay Baqaar Ku yaala wadada jid mareexan gaar ahaan kasoo horjeedka hoteel shaam Suuqa bakaaraha ee Magaalada Muqdisho.

Baqaarka ayaa la sheegay in inta badan alaabta guduhiisa Ku jirtay ay gubatay.

Gawaarida dab damiska shirkadda Hormuud iyo kuwa maamulka gobolka Banaadir oo goobta gaaray ayaa ku guuleystay daminta dabka.

21432911 1046440382175056 325298162789561315 N
21432911 1046440382175056 325298162789561315 N
26219759 1046440532175041 1512461938801245522 N
26219759 1046440532175041 1512461938801245522 N
29594892 1046440302175064 8887943429642228382 N
29594892 1046440302175064 8887943429642228382 N
29594899 1046440328841728 1426662768028997976 N
29594899 1046440328841728 1426662768028997976 N
29595499 1046440418841719 4165796830052376858 N
29595499 1046440418841719 4165796830052376858 N