Yuusuf Garaad Oo Ammaanay Go’aanka Farmaajo Oo Baajinta Kulankii Golaha Shacabka

Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa ku tilmaamay go’aan geesinnimo leh, falkii uu madaxwaynaha Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ku baajiyay kulankii golaha baarlamaanka.

Golaha shacabka ayaa maanta ku madlanaa guriga shacabka, waxaana ay ku kala qeybsanaayeen ajanddaha kulanka maanta, oo taageerayaasha Jawaari waxa ay doonayeen in ay ka doodaan arrinta Beled Xaawo, halka kuwa kale ee kasoo horjeedana ay doonayeen in cod loo qaado isla guddoonka golaha shacabka oo beryihii lasoo dhaafay khilaaf badan uu ka dhex jiray.

Haddaba hoos ka akhr