Gaas oo Muddo kadib aqbalay iscasilaadii taliye ku xigeen Caana!

Madaxweynaha Maamulka Puntland, Cabdiweli Gaas ayaa aqbalay iscasilaada taliye ku xigeenka ciidanka Daraawiishta Puntland, Sareeyo Guuto Dayr Xaaji Aadan, kaasoo bartamihii bishaan March gudbiyay istaqaaladiisa.

29570280 1044883115664116 3683837407965632900 N
29570280 1044883115664116 3683837407965632900 N