Dagaal Xooggan oo ka Dhacay Qeybo Kamid ah Magaalada Muqdisho

dagaal ayaa hadda ka qarxay haanta dheer ee degmada hodan, kaas oo dadka deegaanka ay u xaqiijiyeen warbaahinta.
dagaalka ayaana waxaa isaga hor yimid labo maleeshiyo beeleed kuwaasoo isku heysta dhul meesha ku yaalla
dadka deegaanka oo ila soo xariiray ayaa ii sheegay in dagaalku uu qasaaro uu geystay sida dad ku dhawaacmay xabadihii labada dhinac ay is weedaarsanayeen
ugu danbeyn dagaalka maleeeshiyo beeleedka ah ee haanta dheer ka dhaca ayaa noqday mid soo noq noqda iyadoo mar walbana dagaalka dhulka ku saleysan aan xal loo helin.
Waxaa sidaas u sheegay shabakadda Shaaciye, weriyay Maxamed Cabdullahi Jameeka.