DAAWO:- Guddoomiye Jawaari Oo Ka Hadlay Baaqashada Kulankii Baarlamaanka

Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka hadlay baaqashada kulankii caadiga ahaa ee golaha baarlamaanka Soomaaliya.

Guddoomiyaha ayaa amaanay cid kasta oo ka dambeysay baajinta ay ka talisay badbaadinta Soomaalida, maaddaama lagu kala aragti duwanaa ajanddaha kulanka.
Haddaba hoos ka daawo hadalka guddoonka Baarlamaanka.