Gudoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudey oo Saqdhexe Warabahinta kula hadlay Muqdisho ayaa sheegay in Mooshinka Gudoomiye Jawaari la qaban doono Maalinta sabdiga siduu horey u shaaciyay wax iska badalayna jirin.
Muudeey ayaa markuu soo saarayay Warsaxafeedadka waxaa ag fadhiyay qaar ka mid ah Xildhibaanada Mooshinka ka wada Gudoomiye Jawaari.
HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA
