Aan intaas kuugu daro, isla sabtida waxaa guriga xildhibaanno u badan xukuumadda Kheyre ugu wacay Muudeey isaga oo muddeeyay mooshinka Jawaari!!
Waxaa intaas dheer, aqalka sare oo aheyd hey’adda keliya ee dhex-dhexaadinta wadday dhexdooda waa ka baxdey, ha iloobine, dalkana ma leh madaxweyne awood leh oo wax yac dhihi kara ama ka shaqeyn kara sarreynta sharciga ama maxkamad dastuuri ah…,ma ogi in loo baxsado shirar dibadda ah iyo beesha caalamka!