Qodobabo xiiso badan ayaaa kasoo baxay shirkii Xildhibaanada Badbaado ee doonayay in la badbaadiyo guddoomiye Jawaari, haddaba hoos ka akhriso qodobadii kasoo baxay.
1. In mooshinkii ka dhanka ahaa Jawaari uu maanta ku ekaa, uuna buray, Jawaarina berri la bilaabo uu shaqadiisa caadi u wadan karo.
2. In ciidama amniga golaha sugaya ay ku dadaalaan sugidda amniga iyo xasiloonida.
3. In Xukuumadda Kheyre qaadeyso msa’uuliyadaa wixii dhaco mar haddii ay gadaal ka riixeysay mooshinka Jawaari.
4. In Madaxweyne Farmaajo ku guuldareystay ilaalina sareynta sharciga isagana uu qaadi-doono mas’uuliyadda wixii dhaca.