DAAWO: Guddoomiye Jawaari oo Caawa Shir qabtay, Farriin Kululna u diray Kheyre & Xildhibaannada!

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo shir jaraa’id qabtay goor dhoweyd caawa ayaa digniin u diray ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

“Weli ma dhicin in xaruntii Baarlamaanka ee xormada lahayd ciidan la dul dhigo, amniga xarunta wuxuu saaran yahay guddoonka, hase yeeshee arrinta lagu kacay ma qurux badna waxayna keeni kartaa xaalad ka darran… waxaan uga digayaa laanta fulinta inay ciidamada ka dul qaado xarunta Baarlamaanka, kana deyso faragelinta..” ayuu yiri Mudane Jawaari.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO