Madaxwayne Farmaajo Oo Muddo Kaddib Furi Doona Shir wayne Dib U Heshiisiin Laba Beelood Oo Ku Dagaallamay Shabeellaha Hoose

Madaxweeynaha Jamhuuriyada Fadaraalka Soomaaliya ahna nabadoonka qaranka ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka furidoona shir weyne dib u heshiisiin, waxaa Ka Soo qeybgelidoona shirka Ergooyin kakala socda beelaha dega shabelaha hoose.
Sidoo kale waxaa Ka Soo qeybgelidoona Shirka madaxweeynaha Maamulka Konfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Iyo qaar Katirsan wasiiradeyda Iyo xildhibaanada Dowlada Fadaraalka Soomaaliya.
Wasaarada Arimaha Gudaha Soomaaliya ayaa ayaaa soo qaban qaabisay shirkan lagu heshiisiinayo beellaha dega gobolka Shabeellaha Hoose.