Ethiopia Oo Calankeeda Ka Suratay Deegaanno Kamid Ah Gobolka Bakool!!

Dowladda Itoobiya ayaa calankeeda ka mudatay deegaanka Aato eeĀ  gobolka bakool Koonfur Galbeed Soomaaliya, kaas inta kasoo ah xudduud beeneedka Soomaaliya iyo Ethiopia.

Deegaanka Aato ayaa 20km u jirta xudduudda labada dal, ha yeeshee dowladda Ethiopia ayaa gudaha usoo gashay deegaankaas waxaana ay ka muteen calankooda.

Mid ka mid ah dadka Degan Degmadan Soomaaliyeed ayaa sheegay in lacagta itoobiya ee meesha ka shaqeyso waxaana soo buux dhaafshay itoobiyaan badan kuwaasoo ku leh Ganacsi iyo Deegaanba.

Ugu Danbeyn Beladxaawo Ayaa Gacanta hadda ka baxday sida Muuqata waxaana hadda lagu soo daray Aato dowladaha dariska ayaana markaan u soo jeestay boobka dhulka soomaaliyeed.