Abwaan Xirsi Dhuux oo ka mid ah Abwaanada Soomaaliya oo la hadlay Warbaahinta ayaa madaxweyne ku dhaliilay hadal la’aanta xadgudubka Kenya ay ka waddo Xadka Soomaaliya.
Wuxuu ugu baaqay madaxweyne Farmaajo Haddii uusan go’aan cad arrintaan ka soo saari karin inuu is casilo.