Xil Ka Qaadis:- Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Oo Xilka Laga Qaaday!

Wasaaradda Arimaha Gudaha HirShabeelle ayaa Shaqadii ka Ceyrisay Duqii Magaaladda Baladweyne Ee Gobolka Hiiraan, is faham waa Canshuur qaadista la xiriira.
Waxaa la iisheegay in Duqii BeledWeyne uu diiday in uu u hogaansamo Amarka Wasaaradda Arimaha Gudaha Hirshabeelle, Taasina ay keentay in Hub Culus uu lasoo baxo Si Xilkiisa la sheegay in laga qaaday uu u difaacdo.
Xilka qaadistan ayaa imaaneysa xilli siyaasadda Hirshabeelle gaar ahaan tan gobolka Hiiraan sidaa darteeda waxaa la is wayddiinayaa waxa ay ka ba karto xilka qaadistaas siyaasadda murugsan ee maamulka Waare.