DHAGEYSO: Fartaag:“Kheyre iyo Xukuumadiisa Waxay Iska Indha-tireen Xad-gudubka Kenya’

Xildhibaanadda Golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan waxa ay ku yeesheen Magaaladda Mudisho.

Ajendaha kulanka maanta ay xildhibaanadda aqalka Sare ay ka doodeen waxaa kamid ahaa Xaalada ka tagaan xaduud Soomaaliya iyo Kenya ee arinta balad-xaawo oo Dowlada Kenya ay kusoo xad-gudubtay Ciida Soomaaliya.

Warbixinadii ugu dambeeyay ee Balad-xaawo waxaa Xildhibaanada aqalka sare usoo bandhigay  Sanator Ismaaciil Sheekh Fartaag.

Sanatar-ka ayaa Xukuumadda Raisulwasaare Kheyre ku eedeeyay in ay iska indha-tirtay  xad-gudubka Dowlada Kenya ay ku hayso Ciida Soomaaliya.

HALKAAN KA DHAGAYSO