DHAGEYSO: Aqalka Sare oo Guddi u saaray Weerarkii Guriga Senator Cabdi Qeybdiid

Ka dib markii maanta ay kulan ku yeesheen Magaalada Muqdisho xildhibaanada Aqalka Sare ee ayaa waxa ay ku dhawaaqeen Guddi loogu tala galay in ay soo baaraan Weerarkii lagu guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale ” Qeybdiid”

Xildhibaano ka tirsan Aqalka Sare ayaa waxa ay sheegeen in Guddigaan ay heystaan Muddo gaaban, islamarkaana maalmo kooban ka dib ay ku dhawaaqi doonaan Natiijadda Baarista.

 Senetaradda Aqalka Sare ayaa horay u ansixiyay in Guddi loo saaro Kiiskaasi , Maadaama Cabdi qeybdiid uu sheegay in uusan ku kalsooneyn Guddi uu horay u magacaabay Madaxweyne Farmaajo.
 
Guddiga Xildhibaanada Aqalka Sare ay u saareen Kiiska Cabdi Qeybdiid ayaa kala ah .
 
Magacyadda Guddiga ayaa waxaa Saxaafadda u aqriyay Xoghayaha Aqalka Sare.

Halkaan hoose ka dhageyso