R/W Ugu Wakhtiga Dheeraa Jabbuuti Oo Geeriyooday!

Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Jabuuti Barkhad Guurad Xamaduu ayaa shalay ku geeriyooday dalka Faransiiska. Barkhad Guurad Xamaduu, waxa uu ahaa Ra’iisul Wasaarihii ugu muddada dheeraa dalka Jabuuti isagoo xilka hayey in ka adan 30 sannadood. Warbixintan waxaa noo soo diray Ramadaan Muuse.
 Xuquuqda Wareysiga VOA SOMALI
Ho