Qaladkii Xasan Sheekh Talow kheyrre Cashar Maka Baran Doonaa!!

Hotelka Waa Hoteelkii (SYL)

Xildhibaanadu Waa kuwii!

 Xildhibaano Katirsan Kuwa Mooshinka Kawada Godoomiye Jawaari ayaa shir Wayne  ku yeeshay Hotel SYL kaas oo looga codsanayo guddoomiye Jawaari in uu is casilo.
Dad badan waxaa durba maskaxdooda kusoo dhacday sannad ka hor 7-February, oo sidaan Oo kale Xildhibaano Lagu Sheegay in ay Yihiin Taageeraysha Madaxweynihii hore Xasan sheikh ku kulmeen Si ay u Muujiyaan Cududdooda
Dad badan ayaa Goobjoog ahaa Xafladdaasi Waxayna ahayad xilfad loo weji macaaneeyay XSM, oo lacagna laga cunay, codkana laga weeciyay.
“Bari Waxaad tahay Madaxweynaha Sharciga ah” ayuu mid walba ku salaamayay madaxwayne Xassan sheekh, se ma dhicin.
Inta badan waxaa la rumeysnaa in Tirada Goobta Fadhisay marka loo eego, ay ku fileynda in Wareega kowaad uu kusoo Bixo.
Iyadoo  cashirkaas la haysto  ayaa haddana Isla Xildhibaanadii Maanta ay yeesheen kulan u eg kii Xasan lagu luga dabray waxaana ay lahaayeen Awoodeena ayaan soo Bandhigaynaa, oo jawaari waan geddineynaa.
CASHIRKA sidee bay ugu dhaqmi karaan ama uga feejignaan karaan Villa SooMaali maaddaama horaan dowladdii hore qaabkan loo dagay.