Doon Shixnad Sidda Oo Ku Gubaneysa Boosaaso

boosaaso ayaa hadda ay Doon ay ku gubaneysaa sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya gobolka Bari.

doonta ayaana la aqoon sababaha ay u gubatay waxayna ku ag gubaneysaa aagga dekadda

waxaana hadda la tacaalaya shaqaalaha dekadda si ay u damin lahaayeen

gubashada doomaha ayaa ka ah puntland wax aanna ku cusboon tan ayaana ku biiraysa tiro dooma ah oo gubtay