DAAWO: DEG DEG : Xukuumadda Somalia oo u jawaabtay Jawaari & Sababtii ciidamada loo geeyay Xarunta BF’

Shir Jaraa’id oo ay goordhow qabteen taliska ciidamada booliska iyo wasaarada amniga ayay ku beeniyeen hadalkii Gudoomiye Jawaari ee ahaa in ciidamo gaar ah la geeyay xarunta baarlamaanka.

Wasiiru-dowlaha wasaarada amniga DFS Xasan Macalin Xuseen  ayaa sheegay in ciidamada xarunta baarlamaanka la geeyay ineysan aheyn kuwa gaar ah laakiin ay yihin kuwa booliska.

MAHAAN KA FIIRSO MUUQAALKA