Xildhibaannada Wada Mooshinka Jawaari oo Caawa Villa Somalia Looga Yeeray!!

Qaar kamida 91 kii Xildhibaan ee ku adkeysanayey in ay sii wadayaan Mooshinka Jawaare laga wado ayaa Hadda kulan ku leh Madaxtooyadda Qeyb kamida.

Xildhibaanada Jooga Maqaayadda Gob Soor ee Madaxtooyadda ku dhextaalla waxa ay hadda Saxiixayaan Warqad Caddeynaysa inay ka laabteen Mooshinkii Afhayeen Golaha shacabka ayka wadeen Proff Jawaari.

Weli waa uu socdaa wararka ku saabsan mooshinka laga keenay guddoonka baarlamaanka.

Magacyada Saxiixayaasha Mooshinka ka laabtay ayaan kuu soo gudin Doonnaa dhowaan ee nala soco.