AKHRISO Warqaddii Loo Gudbiyay Guddoomiye Kuxigeenka Baarlamaanka Ee Mooshinka Looga Keenayay Jawaari!

AKHRISO Warqaddii Loo Gudbiyay Guddoomiye Kuxigeenka Baarlamaanka Ee Mooshinka Looga Keenayay Jawaari!

Mooshin kalsooni kala noqosho ah oo ka dhan ah Guddoomiye Jawaari ayaa saaka loo gudbiyay Guddoomiye kuxigeenka 1aad C/wali Muudeey, iyadoo mooshinkan Madaxtooyada iyo Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ay gadaal ka riixayaan
waxaa aad u soo xoogeysanayay olole ay wadeen Xildhibaano ku xiran Madaxtooyada oo ku howlanaa diyaar garowga iyo saxiixa mooshinka ka dhanka ah Guddoomiye Jawaari.
Kalfadhiga Baarlamaanka ayaa maalmaha soo socda la saadaalinayaa inay hareyn doonaan mowjado siyaasadeed, sida ka muuqata abaabulada bilowga ahna waxay dhabaha u xaarayaan qalalaase siyaasadeed oo gilgila Baarlamaanka iyo Xukuumadda.
Hoos ka akhriso warqadda.
Fb Img 1521003339936