Wadahadalka Soomaaliya iyo Somaliland oo gabi ahaanba Istaagaya!!!

Golaha wakiiladda Somaliland ayaa Hadda yeelanaya kulan ay kaga doodayaan in wadahalka DFS iyo Somaliland uu sii socdo.

Sida aan Xogta ku helay Waxaa soo baxaysa warqad ayku Mideysan yihiin Golaha wakiiladda Somaliland taasoo ayku sheegayaan in Gabi ahaan la joojinayo wadahadalka Dowladda Federalka Soomaaliya Iyo Somaliland.

Xogta Wararkaan iyo wixii soo kordha dib ayaan idinkala soo socodsiin doonnaa inshallah.