Aqalka Sare Oo Maanta Ka Doodaya Arrinta Berbera Iyo Kiiskii weerarka Sanator Cabdiqeyb Diid!

Xubnaha Aqalka sare ee Baarlamaanka ayaa Maantay ka doodaya xeerkii Dakadda Berbera ee shalay baarlamaanku ka fadhiisteen isla markaasna ay codeeyeen in dalka laga mamnuuco shirkadda DP WORLD

Haday Xubnaha Aqalka Sare ay Maantay isku Afgartaan waxaa loo gudbin doonaa Madaxweynaha si uu saxiixo hadii uu Madaxweynaha saxiixana shirkadda DP WORLD waxay qalabkooda ka raran doonaan guud ahaan Dalka.

Ajandaha Maanta:

1- Dhageysiga Warbixinta Gudoonka Aqalka sare

2- Ka doosdista weerarkii guriga Senator Cabdi qeybdiid iyo 3- iyo Dp world iyo ilaalinta Heshiiskii Barbara.

Wax walba oo ku saabsan fadhiga aqalka sare ee Soomaaliya waxa aad kala socon doontaan halkan Shaaciye.Org