DEG DEG:- Golaha Shacabka Oo Ansixiyay Sharci Looga Mamnuucayo Dalka Shirkadda DP World!

kalfadhiga baarlamaanka oo maantay furmay oo ay soo xaadireen 170 xildhibaan ayaa maantay ajandishiisu ahaa shirkadda DP WORLD

kadib cod ayaa loo qaaday in shirkadaas laga mamnuuco dalka iyo in kale

waxaa la guda galay cod qaadid arinkaasi kuwa jawahan waxaana soo xaadiray kalfadhiga 170 xildhibaan waxaa ogolaaday in la mamnuuco 168 xildhibaan 1 waa ka aamusay 1 waa diiday

ugu danbeyn gudoomiyaha baarlamaanka mudane jawaari ayaa ku dhawaaqay in shirkadaas gabi ahaanba la mamnuucay dalkana ayna ka shaqeyn karin.