Xeerka uu Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ka soo saarayo Heshiiskii Dekeda Berbera iyo laalida iyo mamnuucida Heshiisyadii lala galay DP World ayaa cinwaankiisu yahay (Xeerka dhowrida Gobonimada iyo Midnimada Geyiga Soomaaliyeed)
Xeerkan ayaa marka uu ansixiyo Baarlamaanka, waxaa xeer Madaxweyne ku meel marin doonoa Madaxweynaha Jamhuuriyadda, laguna soo saari doono faafinta rasmiga ee Jamhuuriyadda Federaalka.
Waa markii ugu horreysay oo baarlamaanka soomaaliya ay ka hadlaan heshiiska barbera, lamana oga falcelinta Shirkaddaas iyo Soomaaliland ee ku aaddan heshiiskaas.