DEG DEG:- Wasiir ka Tirsan Koonfur Galbeed Oo Qarax Miino Lagu Dilay!

 Wasiiru Dowlaha Amniga Konfur Galbeed Oo Kamid Ahaa Wafdiga Madaxweyne Shariif Oo Maanta Gaarey Garoonka Biladoogle Ee Gobolka Shabelaha Hoose C.qaadir C.raxmaan Oo Loo Yaqaano (Baraf) Ayaa Goor Dhow Ku Geeriyooday Qarax Miino Kula Qaraxday Gaari Uu Saarnaa Inta U Dhaxeysa Afgooye Iyo Daafeed

Sida loo xaqiijiyay Shaaciye, weerarkaas miinno waxaa ku geeriyooday saddex kamid ah ilaalladiisa iyo ciidan la saarnaa gaariga qarxay.

Wixii warar ah halkan kala soco.