Dab Ka kacay Xaafada Ugu Caansan Degmada Kaaraan &qasaara ka dhashay?

Waxaa goor dhaw Dab Xooggan uu ka kacay Degmada Karaan ee Gobalka Banaadir gaar ahaan Suuqa Arjatiin qaybo ka mid ah.

Dabka ayaa La sheegay in uu qasaare u gaystay Xaafado Ku yaalla Degmada Kaaraan ee Gobalka Banaadir.

Waxaa Sababay debka Sida ay inoo sheegeen Goob joogayaal, Koronto Kadibna Waxuu Ku Faafay Xaafado u baddan Jiingado.

Goob joogayaal ayaa sheegay in uu gubtay guri ku yaalla Agagaarka Suuqa Arjantiin, gaar ahaan qaybta Dhuxusha, Waxaana Lagu guulaystay ugu dambeyn in La damiyo dabkaasi.

Gaadiidka gurmadka Ee deb damiska oo goobta gaaray, Waxaana ugu dambeyn Lagu Guulaystay in La demiyo dabkaasi waloow qasaaro xoogan uu geestay.