Cabdiraxmaan Cirro Oo Khayaanno Iyo Dhagar Ku Sheegay Heshiiska Soomaaliland Iyo DP World

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Soomaaliland Cabdiraxmaan Cirro ayaa si aan ka gambad lahayn u weerarray heshiiskii saddex geesoodka ahaa ee u dhexeeyay Soomaaliland, Ethiopia iyo Imaaraadka Carabta.

Cirro ayaa sheegay in loo baahan yahay in aan laga hor imaan sharcigii ay ansixiyeen golaha guurtida Soomaaliland, maaddaama sharciga uu ka hor imaanayo heshiiskan la galay.
Waxyaabo kale ayuu kashifay siyaasiga, ha yeeshee muuqaalka hoose ayaad ka daawan kartaa oo ka bogo.