DAAWO:- Prof Cabdi Ismaaciil Muxuu Ka Yiri Saamiga Ethiopia Ee Dekedda Berbera?

Aqoonyahanka Soomaaliyeed ee Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa aad kaga hadlay heshiiska muranka dhaliyay ee Ethiopia iyo Imaaraadka ay ku saami qeybsadeen dekedda berbera ee Soomaaliland.

Barafasoorka ayaa aad ugu nuux nuuxsaday arrinkaas, wuxuuna is wayddiiyay sababta ay ku muteysatay Itoobbiya saamiga intaas la eg maaddaama aysan wax shaqo ah ku lahayn.

Haddaba Daawo Barafeysarka oo ka jawaabaya su’aashaas.