Sawirro:Gadiid Dagaal oo Ciidamada Burundi Looga Gubay Dagaalkii Balcad iyo Muuqalo naxdin leh’

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar maalintii shalay aheyd ciidamo katirsan dowladda Burundi iyo Dagaalyahanada  Al-shabaab ku dhax maray deegaano duleedka kaga beegan magaalada jowhar ee xarunta rasmiga maamulka Hirshabeelle.

Sawiro lagu baahiyay baraha bulshada ay ku kulanto ayaa muujinayay gawaari dhowr ah oo gubanaya kuwaa oo ay isticmaalayeen ciidamadii burundeyska ahaa ee weerarka gaadmada shalay kala kulmay.

Hoos ka daawo sawirrada lagu baahiyay Baraha ay bulshada ku kulanto

Aaaa
Aaaa
Aaaaa
Aaaaa
Aaaaaa
Aaaaaa
Sasdas
Sasdas