KHEYRRE Oo U Safray Mareykan Ka iyo Ujeeddada Safarkiisa Oo La Ogaaday!

Ra’iisul wasaare kheyre ayaa caawa goor sii horeysay ka duulay garoonka aadan cadde ee magaalada muqdisho

mudane kheyre iyo wafdi balaaran uu hogaaminayo ayaa ku sii jeeda dalka mareykana wuxuuna halkaas kaga qeybgali doonaa shir looga hadlayo wadamada soo koraya ee soomaaliya qeyb ka tahay

safarka kheyre ee caawa ayaa imaanaya kadib markii todobaadkii tagay uu ka soo noqday wadanka imaaraat-ka carabta